Daawo Warbixin :-Dalxiisayaasha Galmo-Doonka Ah Oo Guur Ku Daga Gashaantiyada Soomaalida!

0
Thursday August 16, 2018 - 21:29:46 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Warbixin :-Dalxiisayaasha Galmo-Doonka Ah Oo Guur Ku Daga Gashaantiyada Soomaalida!

    Warbixin lagu baahiyey Tv-ga Channel 4 ee laga leeyahay dalka Ingiriiska ayaa waxaa looga hadlay Haween Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya oo looga faa'iideestay dhaqaalo xumo heysata in rag ka yimaada dalka dibadiisa ay sixun ula dhaqmeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixin lagu baahiyey Tv-ga Channel 4 ee laga leeyahay dalka Ingiriiska ayaa waxaa looga hadlay Haween Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya oo looga faa'iideestay dhaqaalo xumo heysata in rag ka yimaada dalka dibadiisa ay sixun ula dhaqmeen.

Warbixinta oo aheyd mid dokometeri ah ayaa waxaa diyaariyey Wariye Jamaal Cusmaan,waxana lagu soo bandhigay Haween sheegayey in Rag ka yimid dalka dibadiisa ay ku maran habaabiyeen Guur beenaad iyo haween kale oo sheegayey in Waalidiintooda ay deyriyeen.

"Waxaan la kulanaa Rag iskula socda Saddex Saddex oo mid ka mid ah Wadaad iska-dhigaya,waxana meesha ka dhaca in ay nagu mehehrsadaan guur been abuur ah,markii raga qaarkood ay qurbaha ku laabtaan la iska iloobo Guurkii oo loogu magacdhabo’Guur Dalxiis’ ayay qaarkood ku sheegeen Warbixinta.



Muuqaalka Warbixinta qaarkood ayaa waxaa lagu arkayaa Haweenka Soomaalida qaarkood oo ilmeynaya,iyaga oo sheegay in Noloshooda ay naceyn.

Warbixinta oo aad u dheer Hoos Ka Daawo Waxaana diyaariyey Wariye Jamaal Cusmaan.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip