DHAGEYSO:Sirdoonka Itoobiya Iyo Dhiibistii Qalbi Dhagax Galka Baarista !

0
Wednesday August 15, 2018 - 20:55:05 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO:Sirdoonka Itoobiya Iyo Dhiibistii Qalbi Dhagax Galka Baarista !

    Toddobaadka dambe waxay ku buuxdaa sannad markii dawladda Soomaaliya ay dawladda Itoobiya u gacan gelisay sarkaalka ururka ONLF ee Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax. Dhiibistaasi waxay dawladda u abuurtay qalalaasihii siyaasadeed ee ugu weynaa sannadkaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Toddobaadka dambe waxay ku buuxdaa sannad markii dawladda Soomaaliya ay dawladda Itoobiya u gacan gelisay sarkaalka ururka ONLF ee Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax. Dhiibistaasi waxay dawladda u abuurtay qalalaasihii siyaasadeed ee ugu weynaa sannadkaas tan iyo markii ay xukunka qabatay.

Isbeddellada ka dhacay Itoobiya ayaa keenay in ugu dambayn xabsiga laga sii daayo Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax iyadoo dawladda Itoobiya ay liiska argagixisada ka saartay ONLF.

DHAGEYSO:Sirdoonka Itoobiya iyo dhiibistii Qalbi Dhagax galka baarista !

Hase yeeshee sida ay ogaatay idaacadda VOA Cabdikariim Qalbi Dhagax waxa kale oo uu ka mid ahaa saraakiil ka tirsan ONLF ah oo bartilmaameed u ahaa shirqool khaarajin ah, sida ay muujinayaan diiwaannada maxkamadaha Soomaaliya. Waa kan Haaruun Macruuf iyo Barnaamijkii Galka Baarista. Xigasho VOA

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO

Audio Player


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip