Ronaldo oo isbitaal la dhigay

0
Monday August 13, 2018 - 19:58:32 in Wararka by
  • Visits: 548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ronaldo oo isbitaal la dhigay

    Ciyaaryahan Ronaldo oo Koobka Adduunka la qaaday dalkiisa Brazil ayaa la dhigay isbitaal ka dib markii uu qabaw ku dhacay. Ciyaartoygaan hore ayaa la dhigay ibtaalka isaga oo aad u xanuunsan waxaana la filayaa in Isniinta maanta ah laga saaro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahan Ronaldo oo Koobka Adduunka la qaaday dalkiisa Brazil ayaa la dhigay isbitaal ka dib markii uu qabaw ku dhacay. Ciyaartoygaan hore ayaa la dhigay ibtaalka isaga oo aad u xanuunsan waxaana la filayaa in Isniinta maanta ah laga saaro.

Ronaldo ayaa 62 gool u dhaliyay qarankiisa Brazil, waxaana ka mid ah labadii gool ee ay Jarmalka kaga qaadeen Koobka Adduunka 2002dii.

"Hargab xun ayaa igu qabtay Ibiza, balse xaaladdu way dagan tahayā€¯ ayuu Twitterka ku soo qoray Ronaldo.

Ciyaartoygan oo Real Madrid afka hore uga dheeli jiray ayaa taageerayaashiisa uga mahadceliyay jacaylka iyo wanaaga ay u rajeeyeen, kooxaha kale ee uu u soo dheelay waxaa ka mid ah Barcelona, Inter Milan iyo AC Milan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip