Mane, Salah iyo Sturridge oo Liverpool ka saaciday inay xasuuqdo West Ham United

0
Sunday August 12, 2018 - 22:15:23 in Wararka by
  • Visits: 582
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mane, Salah iyo Sturridge oo Liverpool ka saaciday inay xasuuqdo West Ham United

    Kooxda Liverpool ayaa si raaxo leh ku dhaaftay dhiggeeda West Ham iyadoo Manuel Pellegrini uu guuldarradii shanaad kala kulmay Reds.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Liverpool ayaa si raaxo leh ku dhaaftay dhiggeeda West Ham iyadoo Manuel Pellegrini uu guuldarradii shanaad kala kulmay Reds.

Mohamed Salah ayaa billaabay bandhigga goolasha iyadoo uu Sadio Mane uu raaciyay laba gool oo darrandoorri ah.

Daniel Sturridge oo beddel kusoo galay daqiiqadahii ugu dambeeyay ayaa goolka afraad dhaliyay.

Natiijada ciyaarta ayaa kusoo idlaatay 4-0 oo ay Reds kaga adkaatay Hammers, iyadoo Jurgen Klopp kooxdiisa culeyskii saarnaa iska dejisay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip