Shan iyo tobankaani arrin Ma runaa?

0
Friday August 10, 2018 - 22:48:02 in Wararka by
  • Visits: 691
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shan iyo tobankaani arrin Ma runaa?

    1-Dhakhtar waad iibsan kartaa laakin, Caafimaad ma iibsan kartid !. 2- Macallin waad iibsan kartaa laakin, aqoon ma iibsan kartaa !. 3- dhagxaan iyo jooniyaal carraa waad iibsan kartaa laakin, nabadgaliyo ma iibsan kartid !. 4- Xil waad iibs

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1-Dhakhtar waad iibsan kartaa laakin, Caafimaad ma iibsan kartid !. 2- Macallin waad iibsan kartaa laakin, aqoon ma iibsan kartaa !. 3- dhagxaan iyo jooniyaal carraa waad iibsan kartaa laakin, nabadgaliyo ma iibsan kartid !. 4- Xil waad iibsan kartaa laakin,kalsoonida shacabka ma iibsan kartid !. 5- jigjiga waad qabsan kartaa laakin, fekerka gobanima doonka ma qabsan kartid !. 6- guur waad iibsan kartaa laakin, jaceyl ma iibsan kartid !.

7- dadka Afka & Nuurka indhaha waad ka xiri kartaa laakin, nuurka qalbiga kama xiri kartid !.

8- hanti waad urursan kartaa laakin, Hodon nima buuxda ma heli kartid !.

9- Cumri dheer waad ku duceeysan kartaa laakin, Cumri daa’ im ah ma heli kartid !.

10- Hantida waalidkaa waad ka maarmi kartaa laakin, ducadiisa kama maarmi kartid !.

11- Diaspora waad noqon kartaa laakin, dhalkaaga kama maarmi kartid !.

12- Maamul gobaleed waad noqon kartaa laakin, midnimada kama maarmi kartid !.

13- masuul waad noqon kartaa laakin, mucaarad ma inkri kartid !.

14- Gumeeysi waad raaci kartaa laakin, guul kama keeni kartid !.

15- Aniga waad i dhaliili kartaa laakin, in aan dhib u qaato ha iga sugin. ( waad ku mahadsan tahay dhaliishaada, wallaal i saxay ayaad tahay !.

Shan iyo Tobankaani, ma sax baa?

 

Qore: yahya Amir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip