Madaxweynaha Napoli oo sheegay in kooxdiisa ay heshiiska u kordhisay xidigan ay wada doonayeen Chelsea iyo Man United

0
Monday August 06, 2018 - 19:37:39 in Wararka by
  • Visits: 465
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Napoli oo sheegay in kooxdiisa ay heshiiska u kordhisay xidigan ay wada doonayeen Chelsea iyo Man United

    Kadib waraysi uu bixiyay madaxwaynaha kooxda Napoli ninka lagu magacaabo Aurelio De Laurentiis ayaa shaaca kaqaaday in Napoli ay iska diiday seddex dalab oo looga doonayay Koulibaly, iyaga oo taas baddlakeeda uu kooxda u kordhiyay qandaraas cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib waraysi uu bixiyay madaxwaynaha kooxda Napoli ninka lagu magacaabo Aurelio De Laurentiis ayaa shaaca kaqaaday in Napoli ay iska diiday seddex dalab oo looga doonayay Koulibaly, iyaga oo taas baddlakeeda uu kooxda u kordhiyay qandaraas cusub.

"Koulibally waa daafaca ugu xooggan dunida”ayuu yiri Aurelio.

"Qandaraaska ayuu noo kordhiyay isaga oo kooxda sii joogi doona 5-ta sano ee soo aaddan.

"Waxa aan helay seddex dalab oo kukacayay qiima gaaraya 90-malya oo Euro, si dag dag ah ayaana ugu celiyay farrimahooda”

De Laurentiis ayaa sidoo kale xaqiijiyay in ay kooxdiisu lasoo wareegtay Malcuit, kaas oo Nice kaga yimid adduun dhan 12-malyan oo Euro.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip