Barcelona oo ciyaaryahan iyo lacag isugu dartay Man United si ay kaga iibsadaan Pogba

0
Sunday August 05, 2018 - 21:04:36 in Wararka by
  • Visits: 593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona oo ciyaaryahan iyo lacag isugu dartay Man United si ay kaga iibsadaan Pogba

    Sida uu dhowaan carrabka ku dhuftayba, macallinka kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa weli suuqa ugu jira hal illaa labo saxiix oo dheeraad ah. Barca ayaa si xoog leh loola xiriiriyay xiddigo dhowr ah oo khadka dhexe ka ciyaara, balse waxa a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida uu dhowaan carrabka ku dhuftayba, macallinka kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa weli suuqa ugu jira hal illaa labo saxiix oo dheeraad ah. Barca ayaa si xoog leh loola xiriiriyay xiddigo dhowr ah oo khadka dhexe ka ciyaara, balse waxa ay hadda kusoo hareen doonistiisa Paul Pogba.

Xiddigga sare ee xulka France ayaa qudhiisa daneynaya ka ciyaarista Camp Nou isagoo horay usii qabsaday Lambarka maaliyadda uu xiran doono Barcelona haddii uu ku biiro.

Majaladda Spanish-ka ah ee Don Balon aya sheegtay in Blaugrana ay heshiis lacag qaali ah iyo xiddiggeeda Ivan Rakitic u bandhigeyso dhiggeeda Manchester United si ay Pogba kaga qaataan.

Jose Mourinho ayaa la dhacsan qaab ciyaareedka xiddigga Croatia, sidaas darteed Barca ayaa xaaladdaas kaga faa’ideysanaysa danahooda ku aaddan Pogba.

Britain Football Soccer - Manchester United v Leicester City - Premier League - Old Trafford - 16/17 - 24/9/16 Manchester United's Paul Pogba applauds their fans after the match Reuters / Darren Staples EDITORIAL USE ONLY. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or "live" services. Online in-match use limited to 45 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications. Please contact your account representative for further details.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip