Wilfired Bony Oo Calaancal Afka Furtey Fariina Hawada U Mariyey Macalinkiisa Peligrinni.

0
Saturday January 02, 2016 - 10:11:21 in Sports News by
  • Visits: 699
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wilfired Bony Oo Calaancal Afka Furtey Fariina Hawada U Mariyey Macalinkiisa Peligrinni.

    Weeraryahanka reer Ivory Coast iyo weliba sidoo kale kooxda Manchester City Wilfred Bony ayaa waxaa uu macalinkiisa Peligrinni ka codsadey in isaga iyo Aguero la iska barbar ciyaarsiiyo dhinaca weerarka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahanka reer Ivory Coast iyo weliba sidoo kale kooxda Manchester City Wilfred Bony ayaa waxaa uu macalinkiisa Peligrinni ka codsadey in isaga iyo Aguero la iska barbar ciyaarsiiyo dhinaca weerarka.

Bony ayaa waxaa 7 kulan ee ugu danbeysey waxaa uu kooxdiisa u dhaliyey goolal tiro ahaan gaaraya ilaa iyo 7 gool.

"Xili ciyaareedkii hore si isla mid ah ayaan u wadda ciyaarney, midkan aynu ku jirno waxaan ku rajo weynahay in aan sidoo kale fursad u helno si lamid ah in aan u wadda ciyaarno” ayuu yiri Bony.

Kooxda Manchester City ayaa booska seddexaad iminka ka fadhisa kala horeynta horyaalka Ingriiska waxaana ay maanta la ciyaari doontaa kooxda Watford.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip