Qorshaha & Halista Cusub. Sidee Cadawgu kuu arkaa, Maxaana u qorsheysan?.

0
Wednesday August 01, 2018 - 00:54:30 in Wararka by
  • Visits: 918
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qorshaha & Halista Cusub. Sidee Cadawgu kuu arkaa, Maxaana u qorsheysan?.

    Aamin ama ha Aaminin waa qorshe heer Gobal & heer Caalmba ah, rag Ajnabi iyo Somaliba ahna ay wataan. A) Qofka kasta oo maddaxda kuu noqonaya, uma arkaan qof Dadnimadiisa iyo Somalinimadiisa ku tagay halka uu taagan yahay, waxaa ay u arkaan, qof

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aamin ama ha Aaminin waa qorshe heer Gobal & heer Caalmba ah, rag Ajnabi iyo Somaliba ahna ay wataan. A) Qofka kasta oo maddaxda kuu noqonaya, uma arkaan qof Dadnimadiisa iyo Somalinimadiisa ku tagay halka uu taagan yahay, waxaa ay u arkaan, qof Lacagu wax ka dhigtay iyo in Buurta ay iyagu saarteen, hadduu somalinimo u fekerana loo sheegayo in dhulgariir uu dhici doono buurtuna ay gilgilan doonto, kursigana uu weyn doono. ( Fiiri Sawirka: 1aad)

B) Waxa ay u arkaan in ay howshooda sii wadan karaan, hoostaadana dan kasta lagu qaban karo, Eeyuhuna kugu hoos harsan karaan, inta aad ka dareemeeyso oo aad ka dhaqaaqeyso halka aad taagn tahay.( F.S: 2aad)

C) waxa ay aamin sanyihiin in barwaaqada Alla ku siiyay aad ka baahantahay. ( F.S: 3aad)

D) waxa ay aaminsanyihiin, Dharka aad labisan tahay iyo xilka aad sheeganee in aadan u qalmin.( F.S: 4aad)

FG: waa run in aad tahay dad isku Diin ah, isku luqad ah, isku dhaqan ah iyo in aad tahay Aar Libaax,( F.S: 5aad), laakin aadan mideeysneyn haddii aad sidaa ku sii socoto Libaaxa waxaa u dambeeya tabar beel ( F.S: 6aad). kadibna waxaa xaqiiqa ah in uu fulayo qorshaha ah in la bedelo Calankaaga, Deegaankaaga bad iyo berriba iyo in uu Joqoraafi ahaan dhulkaagu is dhimo, ugu dambeyna magacaaga Somali la bedelo, Bisadba ha laguu bixiyee. Waa dhab hadalkaanu, Aamin ama ha Aamini, ha iska qoslo qufkii rabto ( F.S: 7).

Ar maanta wax aanan jecleysan ayaan ogaaday!!!.

(Qorshahaa dhabta ah,,, Allaah kama Aqbalo cadawgeena, Hadduu dhacayana Allaah Nolol iguma gaarsiiyo).

Ha quusan,

Qore: Yahya Amir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip