DEG DEG:-Goolhayihii Hore Ee Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Geeriyooday

0
Sunday July 29, 2018 - 11:49:05 in Wararka by
  • Visits: 559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Goolhayihii Hore Ee Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Geeriyooday

    Allaha u naxariistee waxaa geeriyooday Axmed Cabdalla oo ahaa Goolhayihii hore xulka Qaranka Soomaaliya,isaag oo ku jirey Isbitaal ku yaala Magalada Isparta Ee Dalka Turkiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u naxariistee waxaa geeriyooday Axmed Cabdalla oo ahaa Goolhayihii hore xulka Qaranka Soomaaliya,isaag oo ku jirey Isbitaal ku yaala Magalada Isparta Ee Dalka Turkiga.

Axmed ayaa sedexdii cisho Ee la soo dhaafay aad u xanuunsanayay Iyadoo xanuunka Maanta uu si aad ah ugu soo kordhay,isla markaana ugu dambeyn uu caawa geeriyooday.


Goolhaye Axmed Cabdalle oo ahaa Goolhayaha xulka Qaranka Soomaaliya ayaa waxa uu mar u Ciyaarey Kooxda Kubbada Cagta Elman oo uu waqti badan kusoo qaatay,waxaana amrkii ugu dambeysay uu u ciyaarayey Kooxda Kubada Cagta Jenya.

Allaha u Naxariistee Goolhaye Axmed Cabdala ayaa waxaa xanuun loogu qaatay dalka Turkiga,ka dib markii xaaladiisa caafimaad ay noqotay mid aad u daran.

Goordhow la socda Taariikhdiisa oo dhameystiran.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip