Mourinho oo cadeeyay in Paul Pogba yahay laacib Xul

0
Tuesday July 24, 2018 - 20:37:52 in Wararka by
  • Visits: 536
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mourinho oo cadeeyay in Paul Pogba yahay laacib Xul

    Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa aaminsan in xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba uu ku haboon yahay ciyaarista Koobka Adduunka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa aaminsan in xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba uu ku haboon yahay ciyaarista Koobka Adduunka.

Jose Mourinho ayaa ku eedeeyay Paul Pogba inuusan kufaraxsaneyn waqtigiisa Manchester United ka dib markii uu ku guuleystay Koobka Adduunka.

Tani ayaa su’aaal ka kentay mustaqbalka xiddiga Faransiiska uu ku leeyahay garoonka lagu magcaabo Old Trafford oo ay ku ciyaarto Manchester United.

Pogba ayaa ku dhibtooday inuu si joogta ah ugu ciyaaro United, laakiin xiddiga qadka dhexe ayaa door muhiim ah ka ciyaaray xulkiisa Fransiiska ee ku guuleystay Koobka Adduunka.



25 jirkaan ayaa lala xiriirinayaa inuu ku laabto kooxda heysata horyaalka Talyaaniga ee Juventus, waxaana uu dhaliyay gool ​​kulankii France 4-2 kaga badiyay Croatia.

Pogba qaab ciyaareedkiisa wanaagsan ee xulka France ayaa yimid ka dib xilli ciyaareed adag oo uu ku qaatay Manchester, markaasoo xitaa uu kursiga keydka la fariisiyay labadii lug ee wareega 16ka Champions League kooxdiisa wajahday Sevilla.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip