Lacagta Real Madrid kula Wareegeyso Eden Hazard oo La Ogaaday

0
Sunday July 22, 2018 - 21:46:33 in Wararka by
  • Visits: 513
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lacagta Real Madrid kula Wareegeyso Eden Hazard oo La Ogaaday

    Sida laga soo xigtay wargeysyada Ingariiska, kooxda reer Spain ee Real Madrid ayaa isku diyaarineysa inay 112 milyan oo ginni ku dalbato xiddiga garabka kaga ciyaara Chelsea ee Eden Hazard.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida laga soo xigtay wargeysyada Ingariiska, kooxda reer Spain ee Real Madrid ayaa isku diyaarineysa inay 112 milyan oo ginni ku dalbato xiddiga garabka kaga ciyaara Chelsea ee Eden Hazard.

Ciyaaryahanka reer Belgium ayaa si dhaqso ah ugu soo muuqday liiska ciyaartooyda Real Madrid ay dooneyso inay ku bedesho Crsitiano Ronaldo oo ku biiray Juventus.

Hazard ayaa ogolaaday inuu ka tagayo kooxda ka dib markii uu mustaqbalkiisa ka hadlay gabagabada kulankii loogu tartamayay kaalinta seddexaad ee Koobka Adduunka.

27 jirkaan ayaa yiri: "Ka dib lix sanno oo cajiib ah oo aan kusugnaa Chelsea, waxaa laga yaabaa inaan waqti u helo ka ciyaarista meelo kale.

Ciyaaryahankii hore ee Lille ayaa weli isha ku haya inuu u dhaqaaqo Real Madrid, inkastoo Zinedine Zidane ka tagay kooxda.

Los Blancos ‘ayaa la fahamsan yahay inay kalsooni ku qabaan inay u dhaqaaqaan saxiixa labada ciyaartooy ee Chelsea Hazard iyo Thibaut Courtois.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip