AKHRISO Sheekooyinka ugu Xiisaha Badan Suuqa Ciyaartooyda

0
Sunday July 22, 2018 - 21:07:03 in Wararka by
  • Visits: 516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRISO Sheekooyinka ugu Xiisaha Badan Suuqa Ciyaartooyda

    Kullan wacan oo wanaagsan aqristayaasheena meel kasta oo aad joogtaan, kusoo dhawaada wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda. #Chelsea oo keeneysa midkood Jack Butland ama Jordan Pickford haddii Thibaut Courtois ka tago kooxda #

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kullan wacan oo wanaagsan aqristayaasheena meel kasta oo aad joogtaan, kusoo dhawaada wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda. #Chelsea oo keeneysa midkood Jack Butland ama Jordan Pickford haddii Thibaut Courtois ka tago kooxda #West Ham xiddigeeda Pedro Obiang ayaa jeclaan lahaa inuu ku laabto Serie A. #Bristol City waxay u dhaqaaqday Mo Eisa oo ka tirsan kooxda Cheltenham.

#Lyon ayaa rajeyneysa inay iska iibiso seddex ciyaaryahan oo uu ku jiro ciyaaryahankii hore ee Man United Rafael.

#Leicester City ayaa diiday dalab uga yimid kooxda Al Nassr oo xiiso u qabta Axmed Musa.

#Jurgen Klopp ayaa albaabka u furay ciyaaryahanka khadka dhaxe ee Christian Pulisic.

#Anthony Martial oo qandaraas cusub ka helay Man Utd, iyo xiddiga oo doonaya inuu dhaqaaqo.

#Joe Hart ayaa lala xiriirinayaa inuu ka tago Manchester City kuna biiray Chelsea.

#AC Milan ayaa go’aansatay inay lasoo saxiixato labada weeraryahan ee Alvaro Morata iyo Karim Benzema xagaagan.

#Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay dalab u dirtay xiddiga garabka uga ciyaara Chelsea Willian, kaasoo 60 milyan oo ginni ku kacaya.

#The Sun’ ayaa sheegeysa in Real Madrid ay dalab 120 milyan oo ginni ah u dirtay xiddiga Chelsea Eden Hazard, laakiin ‘blues ayaa dooneysa £ 200m.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip