TACSI LOO DIRAYO QOYSKII AY KA GEERIYOOTAY CALASEEY MAXAMUUD CALI

0
Saturday July 21, 2018 - 10:04:20 in Wararka by
  • Visits: 1105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI LOO DIRAYO QOYSKII AY KA GEERIYOOTAY CALASEEY MAXAMUUD CALI

    MAAMULKA WARGEYSKA M.TIMES OOKA TACSIYADEYNAYA ... Maamulka iyo howladeennada wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper waxaay tacsi u dirayaan ehelada {MARXUUMAD CALSEEY MAXAMUUD CALI,} iyo Carruuteeda oo kala ah Safiyo Xuseen Maxamuud ,Sahro Xuse

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MAAMULKA WARGEYSKA M.TIMES OOKA TACSIYADEYNAYA ... Maamulka iyo howladeennada wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper waxaay tacsi u dirayaan ehelada {MARXUUMAD CALSEEY MAXAMUUD CALI,} iyo Carruuteeda oo kala ah Safiyo Xuseen Maxamuud ,Sahro Xuseen Maxamuud {Sahruuni} iyo Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr.Jimy} oo ay Sodog u hayed Marxuumadda waxaayan shalay oo 20-ka luulyo 2018-ka ay ku geeritooyay Degmada Shibbis ee M/Muqdisho waxayna leeyihiin Alle ha u Naxariisto Marxuumadda Samir iyo iman saadaq ahna alle ha idinka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin Tacsi Tiiraanyo Leh Dhammaan Reer Axmed jimcaale oo ka ah Maxamuud Axmed Jimcaale, Xaaji Shitaar iyo Carruurtiisa, Xuseen Axmed Jimcaale iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa,Aamino iyo Caruurteda,Salaado iyo Caruurteeda Madiino iyoSh. Cali Cumar Maxamuud iyo Carruurtooda ,Xaawo Axmed Jimcaale iyo

 Caruurteeda, Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto}, Yuusuf Ismaaciil Axmed {Carrabeey}, Ruqiyo Axmed Jimcaale iyo Caruurteeda ,Maryan Axmed Jimcaale iyo Caruurteeda ,Safiyo Axmed Jimcaale iyo Caruurteeda Ilmo  Maxamed Axmed JimcaaleMaxamuud M.Axmed Qasaaye,Cabdi M.Axmed,Abshir Maxam ed Axmed Jimcaale,Axmed Maxamed Axmed Jimcaale , farxiyo Maxamed Axmed Jimcaale, Sahro Maxamed Axmed Jimcaale, Faadumo Maxamed Axmed Jimcaale, Cabdi Maxamed Axmed Jimcaale, Aamino Maxamed Axmed Jimcaale, Ilmo Sayd Cismaan Axmed Jimcaale, C/laahi Sayid cismaan axmed Jimcaale,Sakariye Saydi cismaan, Xaliimo Sayid Cismaan, iyo hooyadooda batuulo Nuur hadaafoow,, Cabdi Axmed Jimcaale oo kala ah Maxamed Cabdi Axmed iyo Axmed Cabdi Axmed, ,Ilmo Faadumo Axmed , Jimcaale , Yuusuf Axmed Maxamed Jimcaale, Cismaan Maxamed Axmwed Jimcaale, Cacasiis Cali Ilikbayle, , Ilmo Xaliimo Axmed Jimcaale,C/qaadir Maamuud hadaafoow, Hindiyo Maamuud Hadaaoow,

Dhammaan Dadkaasi waxaay tacsi u dirayaan ehelada{Marxuumad Calseey Maxamuud Cali  oo shalay ku geeriyootay Xaafadda Shibis ee M/Muqdisho iyadoo looga tacsiyadeynayo  Qoyska ay ka baxday iyo carruuteeda oo kala ah Safiyo Xusen Maxamuud, Sahro Xuseen Maxamuud  iyo Dr.Cismaan Axmed jimcaale {Dr.Jimmy}, oo ay soddoh u aheyd Marxuummadda  

sidoo kale waxaa tacsi taa la mid ah u diraya qoyska marxumaddu ka geeriyotay dadka Kala ah   Faadumo Cali Maxamuud,Abti Maxaddiin Jabb-aan iyo walaalihiis iyagoo u  tacsiyadeynaya walaalahood safiyo iyo sahruuni waxaayan leeyihiin hooyo alle ha iidnka samir siiyo iyadan jannada alle haka waraabiyo aamiin aamiin.

Aamiin Aamiin Aamiin




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip