R/W Abiy Axmed Cali Ayaa Lagu Wadaa Inuu Dhawaan Safar Dheer Ku Tago Dalka Mareykanka kaasoo noqon doona kii ugu horeeyey ee ugu dheer ee uu ubu baqoolayo dalka Mareykanka dhawaan
Mudane Abiyaa ayaa isku diyaarinaya kulan heer caalami ah, kaas oo uu la yeelanayo Madaxweyne Trump oo aan weli xafiiskiisa ku qaabbilin madaxweyne Afrikaan ah tan iyo markii la magacaabay 20 bilood ka hor.
Kulankaa ayaa la fialayaa inuu noqon doono mid Ethiopia ay dhiggeeda Mareykan ka kaga codsaneyso sidii loo caa win lahaa islamarkaana lagu taageeri lahaa isbaddallada gobolka ku yimid tan iyo markii nidaamka siyaasiga ee dalkaas uu la wareegay mudane Abiy Axmed oo dadaal dheeri ah ka sameeyeykaasoo soo jiitay dalal badan oo caalmka ah isagoo waliba shacabka dalalka afrikaanka ah si weyn ugu soo dhaweeyeen heshiisyada iyo wada shaqeynta la fiyao inay in badan dhex mari doonto taasoo yididiillo geisay dadallka waaweyn ee caalmka taasoo uu dhawaan tegi doono midka ugu tunka weyn.
R/W Abiy Axmed Cali Ayaa Lagu Wadaa Inuu Dhawaan Safar Dheer Ku Tago Dalka Mareykanka.
R/W Abiy Axmed Cali Ayaa Lagu Wadaa Inuu Dhawaan Safar Dheer Ku Tago Dalka Mareykanka kaasoo noqon doona kii ugu horeeyey ee ugu dheer ee uu ubu baqoolayo dalka Mareykanka dhawaan