Itoobiya oo safiir cusub u magacawday Eritrea

0
Thursday July 19, 2018 - 12:21:42 in Wararka by
  • Visits: 353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya oo safiir cusub u magacawday Eritrea

    Qoraal ka soo baxaya dowladda Itoobiya ayaa waxa ay ku magacawday safiirkeeda u fadhin doona dalka Eritrea, mudo sanado badan kadib. Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Aby Ahmed Ali ayaa warqad ka soo baxday xafiiskiisa lugu magacaabay Danjiraha cusub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraal ka soo baxaya dowladda Itoobiya ayaa waxa ay ku magacawday safiirkeeda u fadhin doona dalka Eritrea, mudo sanado badan kadib. Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Aby Ahmed Ali ayaa warqad ka soo baxday xafiiskiisa lugu magacaabay Danjiraha cusub ee Itoobiya u qaabilsan arrimaha Eritrea, sida ay baahiyeen warbaahinta gudaha dalkaasi.

Safriika cusub ee Itoobiya u magacawdayEritrea ayaa waxaa lagu magacaabaaAmbassador Ridwaan Xuseen, wuxuuna ka hawlgali doonaa magaalada Asmara.

Labada shacab ayaa soo dhaweeyay magacaabista safiirka cusub, waxayna sheegeen inay sii xoojineyso xiriirka labada dal ee walaalaha ah.

Dowladaha Itoobiya iyo Eritrea oo ay ka dhaxeysay colaaad jirsatay in ka badan 20 sano ayaa heshiiyay, waxaana shalay dib u bilowday duulimaadyadii labada dal oo mudo hakad ku jiray.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip