Dowlada Farmaajo 18-Kii Bilood Ee Ay Jirtay Hal Tuulo Kama Qabsan Al Shabaab + Dhageyso

0
Thursday July 19, 2018 - 11:43:13 in Wararka by
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Farmaajo 18-Kii Bilood Ee Ay Jirtay Hal Tuulo Kama Qabsan Al Shabaab + Dhageyso

    Wasiirkii hore ee wasaarada Batroolka iyo macdanta xukuumadii Cabdiwali Shekh Axmed Maxamed Cumar Geedi oo lahadlayBarnaamijka Bartilmaameedka Ee Idaacada Simbaee M/M ayaa ku eedeeyay dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo muda 1

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirkii hore ee wasaarada Batroolka iyo macdanta xukuumadii Cabdiwali Shekh Axmed Maxamed Cumar Geedi oo lahadlayBarnaamijka Bartilmaameedka Ee Idaacada Simbaee M/M ayaa ku eedeeyay dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo muda 18-kii ee ay jirtay inaysan hal tuulo ka qabsan Dagaalyahanada Xarakada Al shabaab taas oo uu ku tilmaamay mid nasiib daro ah oo aysan xukuumada kaga dayan , xukuumadii kaga horeeyay talada dalka Soomaaliya.

Siyaasigan oo sii hadlay ayaa sheegay in amniga dalka uu haatan sii liicayo sida uu hadalka u dhigay wuxuuna dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay furto wadooyinka Muqdisho ee xilligan xiran.

Wasiir Geedi ayaa yiri dowladu waa in ay sahasho isku socodka magaalada oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka xilli ay dawladda Soomaaliya horay u sheegtay inay tallabaooyinka amni ee laga qaaday Muqdisho ay muhiim u yihiin sugidda amniga magaalada.

Dhageyso codka: Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Batroolka Iyo Macdanta Geedi

Audio Player
 
 
00:00
XIGASHO:_SIMBANEWS.NET



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip