MAQAAL: RUNTU WAA KHARAARTAHAY

0
Wednesday July 18, 2018 - 20:17:13 in Wararka by
  • Visits: 861
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAQAAL: RUNTU WAA KHARAARTAHAY

    Donald Trump oo mar kale si adag uweeraray Afrikaanka, Isagoo la hadlaya wuxuu yiri: "Ma doonayo in aan idiin bahdilo siday oran jireen Madaxweynayaashii Faransiiska in gumeysigii Faransiiska ee Afrika uu dhamaaday, walina ay idiin soo dirayaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Donald Trump oo mar kale si adag uweeraray Afrikaanka, Isagoo la hadlaya wuxuu yiri: "Ma doonayo in aan idiin bahdilo siday oran jireen Madaxweynayaashii Faransiiska in gumeysigii Faransiiska ee Afrika uu dhamaaday, walina ay idiin soo dirayaan Dalxiisyaal been ah Kuwaasoo idin soo basaasaya deetana dib unoqonaya oo usheegaya sidii mar kale la idiin gumeysan lahaa".

"Haddii 50 Sano kadib oo aad Madaxbanaani haysataan iina Dadkiina ugu dhisin Kaabayaasha lagama maarmaanka ah, ma Bini-Aadam baad tihiin?

"Hadaad ku dul fadhidaan Dahab, Dheeman, Manganiis, Yuraaniyam…. Dadkiinuna aysan haysan Cunto, ma Bini-Aadam baad tihiin?

"Hadaad intaad Talada haysaan, iina ka maagin in aad Hub kasoo gadataan Shisheeye si aad Muwaadiniintiina ugu laysaan, ma Bini-Aadam baad tihiin?

” Haduu Mashruuca kaliya ee aad Bulshadiina uqabteen uu yahay in aad Xukunka haysaan ilaa intaad nooshihiin, ma Bini-Aadam baad tihiin?

"Hadaad hoos udhigaysaan (xaqiraysaan) oo utooganaysaan Muwaadiniintiina sidii Game-kii, markaa yaa idin ixtiraamaya?

**********

BRUTAL TRUTH

Donald Trump strikes again very hard, he talks to Africans:

” I don’t need to harass you like the French Presidents say that France-Africa is over, yet they keep sending you the fake tourists who spy on you and come back and tell them how you should be recolonised.”

"If after 50 years of independence you have not built the necessary infrastructure for your people are you humans?

"If you sit on gold, diamond, oil, manganese, uranium… and your people don’t have food, are you humans?

"If to stay in power, you don’t hesitate to buy weapons from strangers to kill your own citizens, are you humans?

"If your only social project is to stay in power for life, are you humans?

"If you despise and shoot your own citizens like game, who will respect them?”


waxa so baasay bafle



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip