Man United Oo Qarka U Saaran Saxiixa Filipe Anderson Iyo Waxyaabihii Kale Ee Wargeysyada Ka Qoreen Suuqa Kale Iibsiga

0
Thursday December 31, 2015 - 20:40:18 in Sports News by
  • Visits: 719
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man United Oo Qarka U Saaran Saxiixa Filipe Anderson Iyo Waxyaabihii Kale Ee Wargeysyada Ka Qoreen Suuqa Kale Iibsiga

    Maalin wanaagsan dheehdeyaal kuna soo dhawaada barnaamjikeena wargeysyada iyo waxyaabihii ay ka qoreen suu kale iibisga, barnaamijkaan waa mid aan ku dhego dhageyno dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee suuqa laga qoray inagoo kasoo dhiraandhirinay dhaman w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalin wanaagsan dheehdeyaal kuna soo dhawaada barnaamjikeena wargeysyada iyo waxyaabihii ay ka qoreen suu kale iibisga, barnaamijkaan waa mid aan ku dhego dhageyno dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee suuqa laga qoray inagoo kasoo dhiraandhirinay dhaman wargeysyada ingiriiska ee Sports ka waxa ka qora

Manchester City ayaa isku diyaarineysa iney dirto dalab £32 oo ku socda kubad sameeyaha Real Madrid ee Isco.

Arsene Wenger ayaa kula dagaalami doona Manchester United iyo Liverpool daafaca bidix ee Leicester Ben Chilwell.

Faashilkii Roma ee Juan Iturbe ayaa tababar la qaadanaya kooxda Bournemouth kadib amaah ku kacday £1.1m laakin wuxuu sugayaa ogolaansho caalami ah.

Daily Mirror

Wargeysyada
Hadaba aan ku bilowno barnaamijkeena.

The Sun

Manchester United ayaa qarka u saaran iney lacag dhan £35 milyan oo pound kula soo wareegto xidiga khadka dhexe eeLazio Felipe Anderson.



Macalinka Juventus Massimiliano Allegri ayaa baranaya luuqada ingiriiska isagoo isku diyaarinaya shaqada horyaalka Premier League xili lala xiriirinayo Chelsea iyo Manchester United.

Daily Mail

Mathieu Debuchy ayaa ka tagi doonay Arsenal waxaana xiiseynaya Lyon iyo Roma

Guus Hiddink ayaa qaba in Cesc Fabregas uu ku faraxsan yahay Chelsea inkastoo warar xan ah oo cagsi ah ay so baxayaan.

Daily Express

Manchester United ayaa wada hadalo kula jirta James Rodriguez wuxuuna ugu soo dhaqaaqi £59m garoonka Old Trafford, sida ay wararka sheegayaan

Manchester United iyo Everton ayaa ku dagaalamaya saxiixa daafaca dhexe ee AC Milan Cristian Zapata.

Daily Star

Guus Hiddink ayaa beeniyay kana xumaaday go´aanka macalin Aston Villa ee Remi Garde’ uu ku doonay Loic Remy.

Louis van Gaal wuu ku qaldanaa inuu kooxda ka diro Javier Hernandez xagaagii, sidaasi waxaa qaba halyeeyga Old Trafford Rio Ferdinand.

Leicester City ayaa diyaar u ah iney qandaraas cusub u soo bandhigto Jamie Vardy si ay uga celiso Chelsea iyo Manchester City.

Macalinka cusub ee Valencia Gary Neville says ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka la xiriirinayo qabashada shaqada England ama Manchester United.

The Independent

Louis van Gaal ayaa heysta meel uu kaga baxsado Man United hadii xaalka ku xumaado waxaana laga doonayaa agaasimaha xulka qaranka Netherlands sida uu qabo Danny Blind.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip