Warbixin: Goorma Ayeey Aheyd Markii Pogba Uu Go´aansaday Inuu Ka Tago Man United, Sababta Maxay Aheyd, Maxaase U Diiday United Iney Weli Hesho Badalkiisa Inkastoo Kaliya Sadex Kulan Uu Ugu Bilowday Kooxda ?

0
Thursday December 31, 2015 - 20:34:04 in Sports News by
  • Visits: 777
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin: Goorma Ayeey Aheyd Markii Pogba Uu Go´aansaday Inuu Ka Tago Man United, Sababta Maxay Aheyd, Maxaase U Diiday United Iney Weli Hesho Badalkiisa Inkastoo Kaliya Sadex Kulan Uu Ugu Bilowday Kooxda ?

    Isagu ma qirto laakin waxaa lagu tilmaamaa go´aankii ugu xumaa Alex Ferguson uu qaato mudadii 27 ka sano aheyd ee uu ka talinayay masraxa riyooyinka ee Old Trafford oo ay ku ciyaartoManchester United.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isagu ma qirto laakin waxaa lagu tilmaamaa go´aankii ugu xumaa Alex Ferguson uu qaato mudadii 27 ka sano aheyd ee uu ka talinayay masraxa riyooyinka ee Old Trafford oo ay ku ciyaartoManchester United.

Ferguson ayaa qaladkii ugu weynaa ee uu galo u arka inuu Jaap Stam ka iibiyay Lazio sanadii 2001 laakin xaqiiq u ogolaasnshihii Fergusonuu u ogolaaday Paul Pogba inuu isaga tago garoonka Old Trafford wuxuu noqday go´aan ilaa haatan jamaahiirta kooxdaasi aysan ku qancin baahida booskaas ee United aan wali la buxuun inkastoo ay lacago badan kula soo wareegeen xidigo khadka dhexe ka ciyaara.

Pogba

Pogba oo haatan ah hogaamiyahay France iyo lama dhaafaan a macalin Massimiliano Allegri ee kooxda Juve ayaa quus ka istaagay inuu wax fursad ah ka helo kooxdii United ee uu ka tirsanaa kadib markii uu labada dacaleyn ka arkay macalin Fergie.

Bishii December 31, 2011, Man United ayaa garoonkeeda kulan ka tirsan Premier League ku qaabisha kooxda heerka hoose ee Blackburn Rovers kuwaasoo kulankii 16 ee horyaalka kaliya labo dhibcood la yimid ee Old Trafford United ayaana ku dhib abtay dhaawacyo hareeyay xidigaheeda daafac iyo khadka dhexe sida Nemanja Vidic, Rio Ferdinand, Jonny Evans iyo Chris Smalling kuwaasoo dhaam aan la soo xulan karin kulankaas waxaana lagu qasabay kooxdiisaa 5-0 ku garaacday Fulham iyo Wigan iney dhibaato la kulmaan.

Go´aanka uu Michael Carrick uga ciyaarayay daafaca dhexe ayaa fursad u aheyd Pogba kaasoo sadex kulan u soo ciyaaray kooxda koowaad tartanka League Cup ka diyaarna u ahaa inuu safto kulamada kooxda koowaad laakin Ferguson oo maalintaasi u dabaal dagayay dhalashadiisii 70aad ayaa khadka dhexe ka wada ciyaarsiiyay Park Ji-Sung iyo Rafael halka Pogba uu keydka ka dhex ma quuranayay waxana United lagu garaacay 3-2 waliba gurigooda xili xidiga France uusan daqiiqad cyaarin.

United Vs Blackborn

Ferguson ayaa ciyaarta kadib ku calaacalay "Waxaan tabnay khibradii khadak dhexe ee Michael Carrick waxaa qabas nagu noqatay inana isticmaalno Ji-Sung Park iyo Rafa (Rafael Da Silva) labadoodana mid khad dhexe ah kuma jiro .

Pogba maalintaasi waxay u aheyd maalintii go´aanka, maalintii uu ka quusatay Manchester United wuxuuna dhawaan uu sheegay "Waxay wax aad u adag, waqti adag ayuu ii ahaa aad ayaan u jeclaa Manchester sidoo kale waxaan ahaa wiil Mancunian ah" sidaas wuxuu us heegayCanal+sanadii 2014.

Isagoo faahfaahinaya wuxuu yiri "Waxay aheyd kulankii Blackburn ee December 2011 ka dhacay Old Trafford. Paul Scholes ciyaarha wuu ka fariistay, Darren Fletcher wuu dhaawacnaa, ma jirin ciyaariyahan khad dhexe ah kooxda koowaad ayaan tababar la qaadanayay, wuxuu Sir Alex igu "Wali waxbaa kuu dhiman" ma aana fahmin hadalkaas, Maxaa ii dhiman ? Inaan ciyaaro ? inaan daqiiqado helo ? inaan joogto u ciyaaro ? maxaa ii dhiman ? ma aanan garan, waxaan khadka dhexe ku arkay Rafael waan ka caroooday, xitaa badal la iguma keenin”

Pogba career

Ferguson ayaa ka tagi taankii kooxda ee Pogba wakiilka xidigaan ee Riola laakin Pogba ayaa taasi beeniyay wuxuuna yiri "Alex Ferguson wuxuu igu yiri, waxaa tahay da´yar, hada ayaad kasoo baxday kuliyada kooxda, samir yeelo o sug, Scholes wuu samray, Giggs uu samray, laakin aniga ma ahi Giggs, mana ahi Scholes. Waxaan doonayay inaan ciyaaro.”

Dabcan wuu cadeeyay haatan taas, wuxuu u dhaqaaqay Turin wuxuuna Man United oo dhan ka helay 68 oo koobka league Cup ka ah laakin wuxuu durbaba kamid noqday kooxdii Juventus ee hroyaalka ku guuleystay wuxuuna ka saaciday Bianconeri in koox kale aysan arkin Seria A inta uu isaga joogay kooxda sidoo kale wuxuu xulkiisa u saftay 27 wuxuuna ku jiraa wiilashalooga tashanayo Euro 2016.

Pogba Goal 50

Hadaba aqristow, diritaankii Pogba ma ahaa qaladkii ugu weynaa ee Ferguson ? Oo Sabab ?





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip