Warbixin: Ozil, Messi Mise De Bruyne Waa Kee Boqorkii Caawinaada Dhamaan Horyaalda Yurub Ee Ee 2015, Ayaase Saqafka Sare Kasoo Ag Dhawaaday ?

0
Thursday December 31, 2015 - 20:30:33 in Sports News by
  • Visits: 912
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin: Ozil, Messi Mise De Bruyne Waa Kee Boqorkii Caawinaada Dhamaan Horyaalda Yurub Ee Ee 2015, Ayaase Saqafka Sare Kasoo Ag Dhawaaday ?

    Marka laga hadlo kubadaha loo yaqaano caawinaad waxaad soo xusuusata xidig aad isleedahay waa mucjisada gool caawinaada, dadka qaar ayaa xusuusta Juan Roman Requelmi halka dadka qaarna ay xusuustaan Berkamkp ama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka laga hadlo kubadaha loo yaqaano caawinaad waxaad soo xusuusata xidig aad isleedahay waa mucjisada gool caawinaada, dadka qaar ayaa xusuusta Juan Roman Requelmi halka dadka qaarna ay xusuustaan Berkamkp ama

Lampard, hadaba ayaa ah boqorka gool caawinta ee sanadkaan 2015 ? Halkaan ka bogo 20 kii gool caaiye ee ugu fiicnaa yurub.

=20. Aritz Aduriz, Isco, Hakan Calhanoglu, Santi Cazorla, Dries Mertens, Miralem Pjanic, Jamie Vardy | 12 Caawinaad

19. Javier Pastore | 13 Caawinaad | PSG

=15. James Rodriguez | 14 Caawinaad | Real Madrid

=15. Shinji Kagawa | 14 Caawinaad | Borussia Dortmund

De Bruyne, Messi, Ozil and Neymar
=15. Matias Fernandez | 14 Caawinaad | Fiorentina

=15. Nolito | 14 Caawinaad | Celta Vigo

=10. Thomas Muller | 15 Caawinaad | Bayern Munich

=10. Zlatan Ibrahimovic | 15 Caawinaad | PSG

=10. Marek Hamsik | 15 Caawinaad | Napoli

=10. Angel Di Maria | 15 Caawinaad | Manchester United/PSG

=10. Gareth Bale | 15 Caawinaad | Real Madrid

=8. David Silva | 17 Caawinaad | Manchester City

=8. Dimitri Payet | 17 Caawinaad | Marseille/West Ham

=6. Cristiano Ronaldo | 18 Caawinaad | Real Madrid

=6. Henrikh Mkhitaryan | 18 Caawinaad | Borussia Dortmund

=2. Neymar | 21 Caawinaad | Barcelona

=2. Luis Suarez | 21 Caawinaad | Barcelona

=2. Mesut Ozil | 21 Caawinaad | Arsenal

=2. Lionel Messi | 21 Caawinaad | Barcelona

1. Kevin De Bruyne | 23 Caawinaad | Wolfsburg/Manchester City




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip