Iska Ilow Barceolna, Bayern Iyo Juventus, PSG Oo Noqotay Kooxdii Dhibcihii Ugu Badnaa Uruursatay Dhamaan Shanta Horyaal Ee Ugu Waa Weyn Yurub Sanadkaan Dhamaadka Ah Ee 2015, Halkee Ay Kooxdaada Ku Jirtaa ?

0
Thursday December 31, 2015 - 20:27:00 in Sports News by
  • Visits: 783
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iska Ilow Barceolna, Bayern Iyo Juventus, PSG Oo Noqotay Kooxdii Dhibcihii Ugu Badnaa Uruursatay Dhamaan Shanta Horyaal Ee Ugu Waa Weyn Yurub Sanadkaan Dhamaadka Ah Ee 2015, Halkee Ay Kooxdaada Ku Jirtaa ?

    Barcelonaayaa sanadkaan sii dhamaanaya ee 2015 aheyd kuooxdii ugu fiicneyd caalamka kadib shan koob oo ay la hoyden, laakin kooxda Catalan ma aheyn kooxdii ugu xooganeyd yurub ama heshay dhibcihii ugu fiicnaa ee kulan waliba oo horyaalka ah laga hadl

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barcelonaayaa sanadkaan sii dhamaanaya ee 2015 aheyd kuooxdii ugu fiicneyd caalamka kadib shan koob oo ay la hoyden, laakin kooxda Catalan ma aheyn kooxdii ugu xooganeyd yurub ama heshay dhibcihii ugu fiicnaa ee kulan waliba oo horyaalka ah laga hadlado waxaana jira koox ugu yaraan halkaan boos kaga fiican.

Dhamaan shanta horyaalka ee waa weyn ee yurub (England, Spain, Germany, Italy iyo France), halka koox ee ka fiicnaatay Barcelona ayaa ah kooxda Paris Saint-Germain kuwaasoo si layaab leh u helay dhibco iski celcelis ahaan gaarayay 2.52 kulankiiba kuwaasoo aysan helin kooxda Barcelona.

Kooxda iska yeelatay Bundesliga Bayern Munich ayaan wax badan ka fogeen labada koox ee an kor ku soo xusnay halka kooxda haatan hogaamineay Premier League ee Arsenal ay shanta sare soo galeen, kaliya sadex koox oo ingiriis ah ayaa 10 ka sare ku jira sidoo kale Borussia Monchengladbach iyo Fiorentina ayaa meesha ka saaray kooxda Manchester City marka la eego dhibcihii laga helay horyaalka sanadaan 2015.

Halkaan ka fiiri kooxaha helay dhibcihii ugu badnaa e kulan waliba.

Best Five 2nd best Five

Dhanka kale Aston Villa ayaa laga yaaba ainaad is dhahdo waa kooxdii ugu xumeyd maadaama aysan 18 kulan wax guul ah dhadhamin horyaalka Premier League laakin wayaa jira kooxo ka hooseeya marka la qiimeeyon waxa loo yaqaano "PPG ama Points per Game” oo macnahedu yahay dhibcaha laga helo kulankiiba waxaan ka hooseeya f QPR oo kulan waliba ka heshay 0.63 taasoo ah wax ka yar xitaa hal dhibic ama aysan kulamadeedu la amcno noqon Karin xitaa iney dhamaan barbaro galeen kulamadii ay ciyaareedn, halka Cordoba (0.40) ay noqotay kooxdii dhibcihii ugu yaraa ka heshay sanadaa 2015 dhamaan shanta horyaal ee waa weyn.

Worst Team





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip