Liverpool oo bilawday wada hadalladii u danbeeyay si ay xidigan uga soo qaadadato Juventus
Liverpool ayaaa lagu soo warramaya in ay Juventus lafurtay wada hadallo ku aaddan sidii ay kaga soo qaadan lahayd xidiga weerarka kaga ciyaara ee Poulo Dybala.
Sida laga soo xiganayo TyC Sports Liverpool ayaa lasamaysay Juventus xiriir ku aaddan sidii ay Anfeild ugu soo dhaqaajin lahayd Dybala.
Wararka ayaa caddaynaya in ay Klopp uu u diyaarinayo 80 malyan oo gini sidii xidigan reer Argentine uu uga mid noqon lahaa safkiisa uu lasoo shirtagi doono ololaha soo aaddan.
Liverpool ayaaa horay ula soo saxiixatay xidigaha kala ah Fabinho iyo Neby Keita kuwaaas oo goor horaba saftay kulamadoodi ugu horreeyay ee kooxda.