Jack Wilshere oo sharaxay go'aankiisii uu ugu biiray Westham

0
Tuesday July 10, 2018 - 22:40:40 in Wararka by
  • Visits: 460
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jack Wilshere oo sharaxay go'aankiisii uu ugu biiray Westham

    Jack Wilshere ayaa sheegay in uu kufaraxsanyahay kubiirista West Ham United sidoo kalana shaaca kaqaaday in macallinka cusub ee kooxda Manuel Pellegrini uu door muhiima kaqaatay sidii uu uu ugu soo dhaqaaqi lahaa London Stadium.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jack Wilshere ayaa sheegay in uu kufaraxsanyahay kubiirista West Ham United sidoo kalana shaaca kaqaaday in macallinka cusub ee kooxda Manuel Pellegrini uu door muhiima kaqaatay sidii uu uu ugu soo dhaqaaqi lahaa London Stadium.

26-jirkan ayaa si rasmi ah ugu biiray Hammers maanta sidoo kalana u saxiixay heshiis seddex sano ah, isagoona si bilash lagu heli karay kadib katigataankisi Gunners.

Waxa uu Twitter-kiisa ku qoray "Waan ku faraxsanahay in aan si rami ah ugu saxiixo West Ham.

"Kadib markii aan lahdlay tababaraha iyo kuwa kusugan kooxda waxaan ogaaday in uu mustaqbalkaygu yaallo London Stadium mana sugi karo in aan bilaabo.

LONDON, ENGLAND - JULY 09: Jack Wilshere poses after signing for West Ham United on July 09, 2018 in London, England. (Photo by West Ham United FC/West Ham United via Getty Images)

"Taagerayaasha West Ham waa kuwo aad u wanaagsan waxaan doonayaa in aan siiyo wax walba waa in aan caawiyaa kooxda si aan dhammaantiin uguulaysataan.”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip