Real Madrid oo war farxad leh ka heshay raacadada bedelka Ronaldo.

0
Tuesday July 10, 2018 - 22:31:15 in Wararka by
  • Visits: 597
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid oo war farxad leh ka heshay raacadada bedelka Ronaldo.

    Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa si aad ah u dooneysay ciyaaryahan bedel u noqda Cristiano Ronaldo. Los Blancos ayaa qarka u saaran inay lumiso Ronaldo kaasoo si xoog leh ugu sii siqaya kooxda Juventus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa si aad ah u dooneysay ciyaaryahan bedel u noqda Cristiano Ronaldo. Los Blancos ayaa qarka u saaran inay lumiso Ronaldo kaasoo si xoog leh ugu sii siqaya kooxda Juventus.
Kylian Mbappe ayaa ugu horreeya ciyaatoyda ay dooneyso kooxda reer Spain si ay uga dhigto bedelka Kabtanka Portugal.

Wakiilka laacibkan ayaa nalka cagaaran u shiday kooxda Real Madrid isagoo wada hadallo la galaya.

Don Balon ayaa sheegtay in wakiilka 19-jirkan ay diyaar u yihiin inay wada hadallo la furtaan kooxda Los Blancos oo dooneysa xiddig-yaraha reer France.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip