Xiddig Ku Dhawaaqay Inuu Ku Biirayo Arsenal

0
Saturday July 07, 2018 - 20:33:41 in Wararka by
  • Visits: 509
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiddig Ku Dhawaaqay Inuu Ku Biirayo Arsenal

    Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Sampdoria Lucas Torreira ayaa ku dhawaaqay inuu u dhaqaaqayo kooxda Arsenal. Waxaa lagu soo waramayaa in Sampdoria ay aqbashay lacag ka timid Arsenal oo ku aadan saxiixa Torreira, kaasoo qandaraaskiisa lagu burbu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Sampdoria Lucas Torreira ayaa ku dhawaaqay inuu u dhaqaaqayo kooxda Arsenal. Waxaa lagu soo waramayaa in Sampdoria ay aqbashay lacag ka timid Arsenal oo ku aadan saxiixa Torreira, kaasoo qandaraaskiisa lagu burburin karo 22.5 milyan oo ginni.
22 jirkaan ayaa haatan u duulaya London ka dib markii xulkiisa Uruguay laga soo ciribtiray quarter-final-ka Koobka Adduunka.


Waxa uu warbaahinta bulshada kusoo qoray "aad ayaa isugi la ahay inaan u dhaqaaqo Arsenal, waxaan ku faraxsanahay inaan ka qeyb noqdo Premier League.

Arsenal ayaa noqon doontaa mid ku guuleysata saxiixa ciyaaryahanka saacadaha soo aadan kadib markii ay hore dalab ugu direen kooxdiisa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip