Unai Emery oo Arsenal Keenaya Xiddig Katirsan Barcelona

0
Thursday July 05, 2018 - 19:59:38 in Wararka by
  • Visits: 527
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Unai Emery oo Arsenal Keenaya Xiddig Katirsan Barcelona

    Tababaraha Arsenal Unai Emery oo maal gashi xoogan ka helaya maamulka Gunners ayaa isha ku haya saxiixa xiddiga qadka dhexe ee Barcelona Andre Gomes.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha Arsenal Unai Emery oo maal gashi xoogan ka helaya maamulka Gunners ayaa isha ku haya saxiixa xiddiga qadka dhexe ee Barcelona Andre Gomes.

Majalada The Independent ayaa sheegeysa in ciyaaryahanka reer Portugal oo ku dhibtoonaya garoonka Camp Nou uu diyaar u yahay inuu ka tago Catalon.

Tababare Emery ayaa u arka ciyaaryahanka khadka dhexe mid ku wanaagsan kooxda ka dhisan waqooyiga Lonodn.

Mid ka mid ah arimaha ku qasbaya xiddigaan inuu u dhaqaaqo Arsenal ayaa ah inuu ka heli karo boos uu si joogta ah ugu ciyaari karo.

Gomes ayaa sidoo kale wuxuu bartilmaameed xoogan u yahay kooxda Tottenham, laakiin Emery ayaa ku qasbaya maamulka kooxdiisa in la dadajiyo saxiixaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip