Mustaqbalka Mauro Icardi oo La Go'aamiyay

0
Tuesday July 03, 2018 - 21:11:50 in Wararka by
  • Visits: 535
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mustaqbalka Mauro Icardi oo La Go'aamiyay

    Inter ayaan heysanin dalab rasmi ah oo lagu doonayo kabtan Mauro Icardi, taasoo la micno ah inuu qandaraaska u cusbooneysiiyo kooxda ka dhisan Serie A, sida uu sheegay madaxa fulinta kooxdan Alessandro Antonello.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inter ayaan heysanin dalab rasmi ah oo lagu doonayo kabtan Mauro Icardi, taasoo la micno ah inuu qandaraaska u cusbooneysiiyo kooxda ka dhisan Serie A, sida uu sheegay madaxa fulinta kooxdan Alessandro Antonello.
Icardi ayaa ka caawiyay Inter inay usoo baxdo xili ciyaareedka 2018-19 tartanka Champions League kadib markii uu u dhaliyay 29 gool.

Kooxda heysata horyaalka Serie A ee Juventus ayaa lagu soo waramayaa in 25 jirkaan bartilmaameed xoogan ka dhiganeyso.


Tababare Jorge Sampaoli ayaa ka reebay weeraryahankaan xulka qaranka Argetina ee ka qeyb galay Koobka Adduunka ee Russia.

Laakiin Antonello ayaa u sheegay Rai in Icardi oo ah kabtanka Inter, uu saxiixi doono qandaraas cusub oo waqti dheer ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip