Messi & CR 7 oo Hal Mar Ka Haray Koobka Adduunka
Kylian Mbappe ayaa muujiyay inuu yahay xiddig weyn oo mustaqbal ku leh kubadda cagta kadib markii laba gool oo qurux badan uu ka dhaliyay Argentina.
France ayaa 4-3 kaga badisay Argetina, iyagoo iska xaadiriyay wareega quarter-finalka koobka adduunka.
Lionel Messi ayaa awoodi waayay inuu ka saacido xulkiisa ciyaartaan, iyadoo Mbappe noqday xiddiga garoonka.
Mbappe ayaa qeybtii dambe ee ciyaarta ka saaciday France inay iska xaadariyaan wareega sideed dhamaadka koobka adduunka.
Dhinaca kale Uruguay ayaa 2-1 kaga badisay xulka qaranka Portugal, iyadoo Cavanni uu dhaliyay labada gool ee xulkiisa.
Labada xul ee Uruguay iyo France ayaa haatan usoo baxay wareega quarter-finalka koobka adduunka, halka Ronaldo iyo Messi ay isaga hareen koobka adduunka.
Messi & CR 7 oo Hal Mar Ka Haray Koobka Adduunka
Kylian Mbappe ayaa muujiyay inuu yahay xiddig weyn oo mustaqbal ku leh kubadda cagta kadib markii laba gool oo qurux badan uu ka dhaliyay Argentina. France ayaa 4-3 kaga badisay Argetina, iyagoo iska xaadiriyay wareega quarter-finalka koobka adduunk