Jose Mourinho oo la kulmay Edwoord Ward si uu ugala hadlo ….

0
Friday June 29, 2018 - 20:03:24 in Wararka by
  • Visits: 536
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jose Mourinho oo la kulmay Edwoord Ward si uu ugala hadlo ….

    Manchester United tababaraheeda Jose Mourinho ayaa lagu soo warramayaa in uu usheegay Ed WoordWard in uu kala shaqeeqo dhammeestirka laba heshiis oo u muhiima kooxda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Manchester United tababaraheeda Jose Mourinho ayaa lagu soo warramayaa in uu usheegay Ed WoordWard in uu kala shaqeeqo dhammeestirka laba heshiis oo u muhiima kooxda.

Wararka ayaa intaa kudaraya in Mourinho uu usheegay Woodward in uu doonayo in kooxda lagu soo kordhiyo daafac dhexe iyo xidig ka ciyaara danbeedka bidixkahor inta aysan kooxdu u anbabixin maraykakanka o ay ku ciyaari doonaan kulamo ay isugu soo diyaarinyaan ololaha soo aaddan.

Toby Alderweireld ayaa noqon doona baratilmaameedka ugu horreeya ee lagu hormarinayo difaaca biya dayska ah ee United, si lamidi daafaca reer Brazil Alex Sandro aya lagu soo warramaya in uu bartilmaamed kale oo u muhim ah Mou xagaagan, balse lasoo dhaqaaqista xidigan ku wanaagsan ka ciyaarista danbeedka bidix ayaa kukici doona lacag ka badan £60m.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip