M/Goboleedyada Oo Ka Hadlay Go'aanka Lagu Hakinayo Deeqaha Gaarka Ee La Siiyo Somaliland

0
Sunday June 24, 2018 - 21:05:50 in Wararka by
  • Visits: 306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    M/Goboleedyada Oo Ka Hadlay Go'aanka Lagu Hakinayo Deeqaha Gaarka Ee La Siiyo Somaliland

    Shaaciye.com-Golaha Iskaashi dowlad goboleedyadda ayaa waxa ay war kasoo saareen Go'aankii dowladda Soomaaliya ay ku hakisay deeqihii la siin jiray Somaliland. Warqad qoraal ah oo kasoo baxday Maamul goboleedyadda ayaa lagu sheegay in ay si w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shaaciye.com-Golaha Iskaashi dowlad goboleedyadda ayaa waxa ay war kasoo saareen Go'aankii dowladda Soomaaliya ay ku hakisay deeqihii la siin jiray Somaliland. Warqad qoraal ah oo kasoo baxday Maamul goboleedyadda ayaa lagu sheegay in ay si weyn u taageerayaan Go'aankii Wasiirka Qorsheynta Jamaal uu ku hakiyay deeqihii Beesha Caalamka ay siin jirtay Somaliland. War saxaafadeed ku qornaa Afka English-ka ayaa lagu sheegay in aan la aqbali karin in si gaar ah deeqaha loo siiyo Maamulka Somaliland.

Qoraalka ayaa waxaa ku saxiixnaa Madaxweynayaasha Puntland, Hirshabeelle, Koofur Galbeed, Jubbaland iyo Galmudug.

M/goboleedyada oo ka hadlay go’aanka lagu hakinayo deeqaha gaarka ee la siiyo Somaliland

Warsaxaafadeedka ayaa loo diray Beesha Caalamka, iyadoo lagu caddeeyay in nidaamka gaarka ee Somaliland loogu qoondeeyay deeqaha Soomaaliya ka dhaxeeya uu yahay mid halis ku ah qaranimada Soomaaliya.

Mamul
M



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip