Wararkii ugu dambeeyay doorashada Turkiga Erdogan oo ku horeeya

0
Sunday June 24, 2018 - 20:48:01 in Wararka by
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu dambeeyay doorashada Turkiga Erdogan oo ku horeeya

    Tirinta codadka ayaa ka bilaabatay dalka Turkiga kadib markii doorashadii ugu horeysay ee hal mar loo codeeyo heer Baarlamaan iyo Madaxtooyada loo dareeray maanta. Inkabadan 56 malyan oo ruux ayaa loo diiwaangeliyay inay codeyn karaan doorashadan iy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tirinta codadka ayaa ka bilaabatay dalka Turkiga kadib markii doorashadii ugu horeysay ee hal mar loo codeeyo heer Baarlamaan iyo Madaxtooyada loo dareeray maanta. Inkabadan 56 malyan oo ruux ayaa loo diiwaangeliyay inay codeyn karaan doorashadan iyadoo 180,000 oo goobood dadka ay codadkooda ka dhiibanayeen. Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa raadinaya in uu wareegga ugu horeeyaba ku guuleysto cod aqlabiyad leh isagoo hogaaminaya xisbiga talada haya ee Horumarka iyo Cadaalada (AK Party).

Hase yeeshee waxaa shaki galinaya olole xoog leh oo ay mucaaradka siiba xisbiga uu hogaamiyo Muharrem Ince ay sameeyeen.

Doorashada Baarlamaanka oo la tiriyay 8.1 boqolkiiba ayaa waxaa ku horeeya xisbiga talada haya ee AK isagoo helay 67.06 boqolkiiba, xisbiga Nation Alliance ayaa ku guuleystey 23.64 boqolkiiba.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip