Haweenka Sacuudiga oo ugu danbeyntii gaadiidka kaxeysan kara

0
Sunday June 24, 2018 - 13:18:55 in Wararka by
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweenka Sacuudiga oo ugu danbeyntii gaadiidka kaxeysan kara

    Haweenka Saudi Arabia ayaa ugu danbeyntii ka gudbay xayiraad mudo dheerba saarneyd, iyaga oo wixii hadda ka danbeeya awooda in ay gadiidka kaxeysan karaan kaddib go'aankii ay gaartay bishii September ee sanadkii hore Boqortooyada Saacudiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haweenka Saudi Arabia ayaa ugu danbeyntii ka gudbay xayiraad mudo dheerba saarneyd, iyaga oo wixii hadda ka danbeeya awooda in ay gadiidka kaxeysan karaan kaddib go'aankii ay gaartay bishii September ee sanadkii hore Boqortooyada Saacudiga.
Kaddib olole arintan looga soo horjeedo oo soo socday ku dhawaad 30 sano ayeey ugu danbeyntii haweenka Sacuudigu ku guuleysteen in ay si iskood ah gadiidka u kaxeysan karaan, taasoo markii hore dalkaa ka aheyd arin mamnuuc ah.

Loujain al-Hathloul oo si weyn looga yaqaanno dalka Sacuudiga ayaa ka mid aheyd sideed Haween ah oo lagu eedeeyay in ay sameeyeen dhaqdhaqaaq u gaar ah haweenka doonaya in loo madax baneeyo weadidda Gawaarida.

Sidoo kale Boqortooyada ayaa u ogolaatay haweenka in ay tagi karaan garoomada Kubadda lagu cayaaro si ay u daawadaan cayaaraha gudaha dalka Sacuudiga.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip