SAWIRRO: Taliye cusub oo la magacaabay Hoggaanka Isgaarsiinta Booliska

0
Wednesday June 20, 2018 - 16:15:06 in Wararka by
  • Visits: 297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Taliye cusub oo la magacaabay Hoggaanka Isgaarsiinta Booliska

    Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed ayaa Magacaabay taliyaha Isgaarsiinta Ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa loo magacaabay Taliyaha hoggaanka Isgaarsiinta Ciidanka Booliska Soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed ayaa Magacaabay taliyaha Isgaarsiinta Ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa loo magacaabay Taliyaha hoggaanka Isgaarsiinta Ciidanka Booliska Soomaaliyed. Taliyaha cusub ayaa badeli doona taliyihii hore ee hoggaanka Isgaarsiinta, waxaana lagu waddaa in uu xoojiyo shaqooyinkii howlaha Isgaarsiinta Ciidamada Booliska ee ka socday Muqdisho iyo Caasimaddaha maamul goboleedyadda.

Gaashaanle Sare C/kariim, ayaa horay u soo qabtay xilka Taliyaha Miino Baarista Ciidanka Booliska iyo Taliyaha Akademiyada ciidanka Booliska Soomaaliyeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip