Akhriso:-Madaxweyne Gaas Oo Magacaabay Garyaqaanka Guud Ee Puntland

0
Wednesday June 20, 2018 - 00:02:10 in Wararka by
  • Visits: 265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Madaxweyne Gaas Oo Magacaabay Garyaqaanka Guud Ee Puntland

    Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19 June 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegto uu ku Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Puntland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19 June 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegto uu ku Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Puntland


Xeer Madaxweyne Lr. 83 June 19 2018, kuna saabsan Magacaabid Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu tixgaliyey: Aqoon tiisa iyo khibradiisa Shaqo

Wuxuu Xeeriyey:

1.Waxaa Maxamed Yuusuf Maxamuud loo Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland

2.Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip