Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa

0
Tuesday June 19, 2018 - 20:08:03 in Wararka by
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa

    Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta Khamiista ku wajahan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta Khamiista ku wajahan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ayaa ku soo aadaya, maalmo kaddib markii Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed uu sabtidii la soo dhaafay uu socdaal ku yimid magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu 21-ka bishan uu kaga qeyb galayo Shir Madaxeedka IGAD oo looga hadlayo xaalada dalka Koofurta Sudan.

Shir Madaxeedka IGAD ayaa horay loo iclaamiyay in arrinta Koofurta Sudan looga hadlo, gaar ahaan xal u helida colaada iyo xaaladaha ka taagan dalkaas.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip