Xulalka Carbeed ee Qaraada Africa oo Guuldareystay Kulamadooda Furitaanka Koobka Adduunka Waqti Dambe

0
Tuesday June 19, 2018 - 07:46:12 in Wararka by
  • Visits: 496
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulalka Carbeed ee Qaraada Africa oo Guuldareystay Kulamadooda Furitaanka Koobka Adduunka Waqti Dambe

    .Sanadkan waxaa qaarada Africa shanta dal ee u malateysa koobka adduunka ay seddax kamida yihiin dalal careeb sida Egypt Morocco, iyo Tunisia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.Sanadkan waxaa qaarada Africa shanta dal ee u malateysa koobka adduunka ay seddax kamida yihiin dalal careeb sida Egypt Morocco, iyo Tunisia.



 



Dhamaantoodba waqtiyo dheer kadib ayay kasoo muuqdeen tartanka balse kulamadadoodii koowaad ee cayaaraha ka socanaya Russia waa kuwo ku daah furtay guuldarooyin wati dambe ah.

Xulka Egypt ayaa ahaa dalkii u horeyay ee guuldarada soo gaartay ay timid daqiiqadihii dambe ee kulankii ay la cayaareen Uruguay.

Morocco ayaa iyanaga kulankooda koowaad ee koobka adduunka la cayaaray Iran balse mid kamida cayaariyahanadooda ayaa iska dhaliyay goolka xulkiisa looga adkaatay waqtigii dambe ee dheesha.

Ugu dambeyna Tunisia ayaa xiligii dhimashada guuldaro kala kulantay England cayaar ku dhamaatay 2-1.

Image may contain: 6 people, people playing sport and outdoor

GoolFM.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip