R/W Kheyrre Oo Norway Kala Heshiiyay Sidii Dugsiyada Qur'aanka Loo Xakameyn Lahaa!!

0
Monday June 18, 2018 - 13:02:11 in Wararka by
  • Visits: 393
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    R/W Kheyrre Oo Norway Kala Heshiiyay Sidii Dugsiyada Qur'aanka Loo Xakameyn Lahaa!!

    Inkastoo warbaahinta afka Soomaaliga wax ku qora aanay hadal heyn, haddana kulankii Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo dhiggiisa NorwayErna Solberg wuxuu ahaa mid dhinacyo badan taabanaya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inkastoo warbaahinta afka Soomaaliga wax ku qora aanay hadal heyn, haddana kulankii Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo dhiggiisa NorwayErna Solberg wuxuu ahaa mid dhinacyo badan taabanaya.

Warbaahinta Norway Today oo kamid ah warbaahinnada loogu aaminidda badan yahay gudaha dalkaas ayaa qortay in qorshayaasha ay kawada hadleen labada dhinac ay ku jirtay sidii dugsiyada Qur;aanka loo hubin lahaa islamarkaana loo xakameyn lahaa.

"Wax badan kama ogin, diyaar uma ahin in caruurteenna lagu burburiyo dalka ay mustaqbal ahaanta u leeyihiin, sidaa darteeda waan baaari doonnaa oo aan hubin doonnaaa” ayuu Kheyrre u sheegay Erna January sannadkan markii lagu sugnaa Davos.

Solberg ayaa ku andacootay in caruurta SOomaalida loo baahan yahay in laga ilaalliyo xagjirnimada maaddaama ay yihiin kuwa u baahan ku noolaashaha nolol istaraaxo ah.

Kheyrre ayaa ahaa muwaaddin iyo qaxooti ku nool Norway tan iyo sannadkii 1989-kii, markaas oo uu ka cararray Soomaaliya ka dib burburkii ay lugaha la galeysay xilligaas.

R/W Kheyrre Oo Norway Kala Heshiiyay Sidii Dugsiyada Qur’aanka Loo Xakameyn Lahaa!!

Haddii aad dooneyso faahfaahin intan ka badan hoos usii raac Linkgan hoose.

http://norwaytoday.info/news/will-investigate-koran-school-case/



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip