Dhageyso:-Guddoomiye Yariisow"Diblumaasiyiinta Ku Sugan Somalia Waa Kuwo Aan Soo Dhaafin Xerada Xalane"

0
Monday June 18, 2018 - 12:13:29 in Wararka by
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Guddoomiye Yariisow"Diblumaasiyiinta Ku Sugan Somalia Waa Kuwo Aan Soo Dhaafin Xerada Xalane"

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxman Cumar Cismaan (Yariisow) Ayaa Marka Hore Amaanay Dowladda Turkiga Oo Uu Sheegay In Waajibkii Looga Baahnaa Ay Ka Guteen Soomaaliya. Waxa uu sheegay in ay jiraan dowlado kale oo ka mase

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxman Cumar Cismaan (Yariisow) Ayaa Marka Hore Amaanay Dowladda Turkiga Oo Uu Sheegay In Waajibkii Looga Baahnaa Ay Ka Guteen Soomaaliya. Waxa uu sheegay in ay jiraan dowlado kale oo ka maseeray Turkiga kuwaas oo yimid Soomaaliya balse weli ku xareysan Xerada Xalane oo aan soo dhaafin.

"Waxaa jira diblumaasiyiin ka maseersan turkiga oo yimid Somaliya aaminsana in dalka uu yahay nabad balse weli waxa ay soo  dhaafi la’yihiin xerada Xalane ee Magalada Muqdisho ayuu yiri guddoomiye Yariisow.

Sikastaba hadalka guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa imaanaya xilli Xerada Xalane ee Magalada Muqdisho ay ku sugan yihiin diblumaasiyiin farabadan,kuwaas oo xaalada amni halkaasi u degay,isla markaana Shaqooyinka ay Soomaaliya u yimaadeen halkaas ku qabsada.



Hoos ka Dhageyso Codka Duqa Muqdisho Eng,Yariisow.{xigashoradiodalsan.com}

Audio Player
 
00:00
00:00


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip