(MUUQAAL): Dad Ku Geeriyooday Dhul-Gariir Ka Dhacay Dalka Japan.

0
Monday June 18, 2018 - 12:10:23 in Wararka by
  • Visits: 351
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (MUUQAAL): Dad Ku Geeriyooday Dhul-Gariir Ka Dhacay Dalka Japan.

    Ugu yaraan 3 qof ayaa ku geeriyootay dhul-gariirkaasi oo saakayto ka dhacay Gobalka OSAKA ee Galbeedka dalkaasi. Dadka geriyooday ayaa la sheegay inay kala ahaayeen gabar 9 jir iyo labo Oday oo da'da 80-aadka ku jiray, iyadoo 200 oo kalena k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku geeriyootay dhul-gariirkaasi oo saakayto ka dhacay Gobalka OSAKA ee Galbeedka dalkaasi. Dadka geriyooday ayaa la sheegay inay kala ahaayeen gabar 9 jir iyo labo Oday oo da'da 80-aadka ku jiray, iyadoo 200 oo kalena ku dhawaacmeen.

Hay’adda Ka-hortagga Masiibooyinka ee dalkaasi weaxay sheegtay in qiyaasta dhul-gariirkaasi ahaa 6.1 Halbeegga REKTARKA.

Waxaa la sheegay inay guryo badan burbureen, kuwo kalena uu dab qabsaday, waxaana la joojiyey gebbi ahaan Tareenadda, si loo hubiyo khasaaraha soo gaaray Khadka Xadiidka ee Tareenadda isticmaalaan.



HALKA KA DAAWO MUQAALKA DHUL-GARIIRKAASI:

 

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip