Saddex wiil oo walaalo ah oo Xalay lagu dilay Xaafad ka tirsan Muqdisho

0
Monday June 18, 2018 - 10:27:00 in Wararka by
  • Visits: 245
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saddex wiil oo walaalo ah oo Xalay lagu dilay Xaafad ka tirsan Muqdisho

    Saddex wiil oo walaalo ah ayaa Xalay lagu dilay xaafad ka tirsan degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan ka soo baxayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saddex wiil oo walaalo ah ayaa Xalay lagu dilay xaafad ka tirsan degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan ka soo baxayaan.

Labo ka mid ah wiilasha ayaa ahaa walaalo isla dhashay, halka midka kalena ay ilmo adeer ahaayeen, waxaa ninka dilka geystay uu la ahaa qaraabo.

Ninka dilka geystay ayaa baxsaday, waxaana ciidamada ammaanka ay wadaan baadigoobka ninka dilka geystay.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in falka dilkan uu salka ku haayo muran dhul oo u dhaxeeya qoyska.

Inta badan muranda dhulalka iyo guryaha ayaa sababa dhibaatooyin kala duwan, waxaana dacwadaha ugu badan ee Maxkamadaha yaalla ay la xiriiraan muran dhul iyo guryo lakala



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip