Wararkii ugu dambeeyay dhaq dhaqaaqyo Ciidamada Huwanta ka wadaan duleedka Kismaayo

0
Sunday June 17, 2018 - 18:33:38 in Wararka by
  • Visits: 276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu dambeeyay dhaq dhaqaaqyo Ciidamada Huwanta ka wadaan duleedka Kismaayo

    Ciidamada Huwanta ee ku sugan duleedka Kismaayo ayaa isu diyaarinaya duulaan lagu qaado deegaanada Al-Shabaab ka maamulaan Jubadda Hoose, kaddib markii maalmihii la soo dhaafay ay socdeen howl gallo iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan ay wadeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Huwanta ee ku sugan duleedka Kismaayo ayaa isu diyaarinaya duulaan lagu qaado deegaanada Al-Shabaab ka maamulaan Jubadda Hoose, kaddib markii maalmihii la soo dhaafay ay socdeen howl gallo iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan ay wadeen.
Bishii hore ayay aheyd markii askari Mareykan ah iyo askar ka tirsanaa ciidanka Kumaandooska Soomaaliya lagu dilay weerar duqeyn Al-Shabaab ku qaaday saldhig ay ku lahaayeen Baar Sanguuni, waxaana taas ay keentay inay isaga soo baxeen, balse markii dambe ay dib ugu laabteen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip