Halkee ayay ku tukadeen dadkii ugu badnaa salaadi ciidda?

0
Sunday June 17, 2018 - 11:32:18 in Wararka by
  • Visits: 345
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkee ayay ku tukadeen dadkii ugu badnaa salaadi ciidda?

    Boqolaal kun oo dad ah Iyada oo adduunka daafihiisa malaayiin qof ay u dabaaldagayeen munaasabadda ciidda, ayaa hase yeeshee meeshii dadkii ugu badnaa ay isugu soo baxeen qaarada Yurub noqotay magaalada Birmingham ee dalka UK. Illaa 140,000 kun o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal kun oo dad ah Iyada oo adduunka daafihiisa malaayiin qof ay u dabaaldagayeen munaasabadda ciidda, ayaa hase yeeshee meeshii dadkii ugu badnaa ay isugu soo baxeen qaarada Yurub noqotay magaalada Birmingham ee dalka UK. Illaa 140,000 kun oo qof, waana sanadkii 7aad ee sidan oo kale loogu ciido barxadan ku taala magaaladan. Goobtan waxaa lagu magacaabaa GLMCC, waxaana laga helayaa noocyada kala duwan ee cuntada iyo badeecooyin kala duwan.

Boqolaal kun oo dad ahLahaanshaha sawirkaGLMCC Image caption
Haweenay sawir ka qaadaysa ilmo yarLahaanshaha sawirkaGLMCC
Image captionHaweenay sawir ka qaadaysa ilmo yar
Dhalinyaro jalaato cunaya
Image captionDhalinyaro jalaato cunaya
Boqol kun wax ka badan ayaa salaadda ciidda oogaLahaanshaha sawirkaPA
Image captionBoqol kun wax ka badan ayaa salaadda ciidda oogay
Nordin Tejeur, 44 jir , waxa uu kasoo jeedaa dalka Sweden, balse hadda degan Birmingham
Image captionNordin Tejeur, 44 jir , waxa uu kasoo jeedaa dalka Sweden, balse hadda degan Birmingham
Qoys wada faraxsan
Image captionQoys wada faraxsan
Cunto
Image captionCunto
Qoys kale
Image captionQoys kale
Dhalinyaro Soomaali ahLahaanshaha sawirkaGLMCC
Image captionDhalinyaro Soomaali ah
DumarLahaanshaha sawirkaPA
Image captionDumar
In meeshan la'isu imaado waxa ay bilaabatay 2011, xiligaas waxaa ka qeybgalay 12,000Lahaanshaha sawirkaGLMCC
Image captionIn meeshan la'isu imaado waxa ay bilaabatay 2011, xiligaas waxaa ka qeybgalay 12,000
Middlesbrough's Albert Park
Image captionMiddlesbrough's Albert Park
Bristol
Image captionBristol




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip