Dhageyso:-Dabaylo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ku Dhuftay Deegaannada Xeebaha Ah Ee Soomaaliland

0
Sunday June 17, 2018 - 10:59:21 in Wararka by
  • Visits: 352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Dabaylo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ku Dhuftay Deegaannada Xeebaha Ah Ee Soomaaliland

    Roobkaan Duufanada watay ee shalay gelinkii ambe waxa ay ka da'een Salaxlay oo dhinaca koonfureed 50 Km kaga began magaalada Hargeysa,iyaga oo geystay khasaaro Naf iyo maalma leh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roobkaan Duufanada watay ee shalay gelinkii ambe waxa ay ka da'een Salaxlay oo dhinaca koonfureed 50 Km kaga began magaalada Hargeysa,iyaga oo geystay khasaaro Naf iyo maalma leh.

Warark aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in duufaantaas uu hal ruux ku geeriyooday mid kalena uu ku dhaawacmay,kuwaas oo ka mid ahaa adka ku nool deegaanka Salaxlay ee Koonfurta Hargeysa.

Mid ka mid ah masuuliyiinta dowladda Hoose ee magalada Salaxley ayaa xaaqiijiyey dhimashada halka ruux oo markii hore ka tegay Magalada Burcad iyo mid kale ee la soo bad baadiyey,isaga oo sheegay in ay dadaal kale wadaan.

Shalay ayaa Xeebaha guud ee deegaanada Maamulka Soomaaliland waxaa u dalxiis tagayay Ciida Aawgeed,iyada oo sidoo akle ay bar bar socdeen roobab dabeylo watay.

 

Hoos Ka Dhageyso Codka mid ka mid ah masuuliyiinta deegaanka Salaxley. 

Audio Player
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip