Xildhibaan Fiqqi Oo Si Kaftan Iyo Duur Xul Ah Uga Hadlay Safarkii Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia

0
Sunday June 17, 2018 - 10:22:25 in Wararka by
  • Visits: 376
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Fiqqi Oo Si Kaftan Iyo Duur Xul Ah Uga Hadlay Safarkii Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia

    Xildhibaan Axmed Macallin Fiqqi oo kamid ah xildhibaannada Qaranka ayaa ka hadlay imaanshiyaha ra'iisul wasaaraha dowladda Ethiopia mudane Abiy Axmed, Mr Fiqqi ayaa si kaftan ahaan u sheegay in madaxweynaha uu mahadsan yahay, se ay isweyddiin m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Axmed Macallin Fiqqi oo kamid ah xildhibaannada Qaranka ayaa ka hadlay imaanshiyaha ra'iisul wasaaraha dowladda Ethiopia mudane Abiy Axmed, Mr Fiqqi ayaa si kaftan ahaan u sheegay in madaxweynaha uu mahadsan yahay, se ay isweyddiin mudan tahay sababta Ethiopia loogu oggolaaday afar dekedood islamarkaana Imaaraadka loogu diiday hal deked xitaa. Haddaba xildhibaanka ayaa sharraxaad kaftan ah ku yiri, "imaanshiyaha Abiy waxa ay kusoo beegmatay ciidda, madaxwaynahuna waa uu faraxsanaa, sidaas ayaa keentay in uu si fudud u saxiixo dekedahaas.

Xildhibaan Fiqqi Oo Si Kaftan Iyo Duur xul Ah Uga Hadlay Safarkii Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia
"Abiy Axmed oo booqashadiisa ku soo aadiyey maalintii labaad ee ciidda barakaysan ayaa Madaxwaynaheena oo deeqsi ah Ciid Mubaarak ahaan u siiyey 4 dekedood iyo magaalooyinka Waaweyne ee Soomaaliya in Itoobiya qunsuliyadahooda ay ka furan karto si ay arrimaha deegaanadaas ka jira ay ula socoto ama xafiisyadeedaasi ay u noqdaan kuwa laga xukumo goboladaas..
Madaxweynaha haddii uu sidaas deeqsi u yahay muxuu imaaraatka halka deked ugu diiday?? Mase ciidda barakaysan farxadeedii ayaa lagu gaaday odoga!!”


Haddaba hoos ka akhriso qoraalka uu facebook soo dhigay xildhibaanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip