Xildhibaan Canab:- Shacabka Laasacaanood Waxaa Lagu Hayaa Mid La Mid Ah Gumeysiga Falastiin (Dhageyso)

0
Sunday June 17, 2018 - 09:41:13 in Wararka by
  • Visits: 286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Canab:- Shacabka Laasacaanood Waxaa Lagu Hayaa Mid La Mid Ah Gumeysiga Falastiin (Dhageyso)

    Xildhibaanad Canab Xasan Cilmi oo ah xildhibaan qaran kana so jeeda G/Sool ayaa sheegty in siyaasad iyo dano gaar ah laga leeyahay dagaalka ka socda G/Sool waxayna sheegtay inaan la aqbali doonin in la khsabo dadka reer Laasacaanood . Xidlhibaanada a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanad Canab Xasan Cilmi oo ah xildhibaan qaran kana so jeeda G/Sool ayaa sheegty in siyaasad iyo dano gaar ah laga leeyahay dagaalka ka socda G/Sool waxayna sheegtay inaan la aqbali doonin in la khsabo dadka reer Laasacaanood . Xidlhibaanada ayaa ku baaqday in shacabka Laascaano laga dul qaado ciidamo Millatari ah oo ku dul habsaday kuwaas oo hoostaga maamulka Soomaaliland.

Waxayna ku tilmaantay waxa ka socda magaalada Laasacaanood gumeysi lamid ah kan shacabka reer Falastiin oo ay Yahuudu ku heyso sida ay xildhibaanadu hadalka u tiri

Xildhibaanad Canab Xasn Cilmi ayaa waxa ay nasiib darro ku tilmaamtay in shacabka Laascaano loo diiday inay si nabad ah ku ciidaan waxayna luqad adag ku cambaareysay kuwa horgalada u ah maamulka Haregysa oo shacabkooda maalin walba xabbada lala dhacayo

Audio Player



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip