Isbaheysiga Sacuudiga oo qabsaday Garoonka Magaalada Xudeyda

0
Saturday June 16, 2018 - 20:24:49 in Wararka by
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isbaheysiga Sacuudiga oo qabsaday Garoonka Magaalada Xudeyda

    Wararka naga soo gaaraya dalka Yemen ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada dalka Yemen ee ay taageeraan isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa qabsadeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Hudaida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya dalka Yemen ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada dalka Yemen ee ay taageeraan isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa qabsadeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Hudaida.

Magaalada Xudeyda ayaa ah Magaalo muhiim ah oo ku taalla maringa ugu Muhiimsan dalka Yemen, waxaana ku taalla dekedda ugu weyn Yemen.

Garoonka diyaaradaha ee Xudeyda ayaa dhaca koonfurta magaaladaasi,waxaana socda howlgal miino saaris ah,inkastoo dagaal xoog leh uu weli ka taagan yahay dhanka koonfureed.

Kooxda Kuutiyiinta oo muddo 4-sano ah maamulayey magaalada Xudeyda illaa hadda kama hadlin in laga qabsaday garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip