JADWAL: Kulamada Ay Manchester United Ciyaari Doono Horyaalka Premier League Fasal Ciyaareedka Soo Aadan Oo Dhameystiran.

0
Thursday June 14, 2018 - 13:16:52 in Wararka by
  • Visits: 564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    JADWAL: Kulamada Ay Manchester United Ciyaari Doono Horyaalka Premier League Fasal Ciyaareedka Soo Aadan Oo Dhameystiran.

    Manchester United ayaan ku guuleysan horyaalka Premier League muddo shan fasal ciyaareed ah, waxaana ugu dambeysay koobkii uu Sir Alex Ferguson ku sagootiyay xilli ciyaareedkii 2012/2013. Jose Mourinho ayaa laba fasal ciyaareed kooxda la dhameystay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Manchester United ayaan ku guuleysan horyaalka Premier League muddo shan fasal ciyaareed ah, waxaana ugu dambeysay koobkii uu Sir Alex Ferguson ku sagootiyay xilli ciyaareedkii 2012/2013. Jose Mourinho ayaa laba fasal ciyaareed kooxda la dhameystay isagoo aan u gacan galin horyaalka Premier League, balse kooxda ka dhisan Old Trafford waxey markaan dooneysaa iney dagaal adag u gasho horyaalka.

Red Devils waxey bisha ugu horreysa ee August la ciyaari doontaa kooxaha Leicester City, Brighton & Hove Albion iyo Totteham Hotspur, mana ahan sida la rajeynayo bil u dhib badan marka laga reebo kulanka ay Old Trafford kula ciyaarayaan Spurs.

September waxey u tahay bil aan dhib badneyn iyaoo qiimeynta lagu saleynaayo sida ay kooxaha u awood badan yahiin – waxeyna ciyaari doonaan afar kulan oo muhiim ah.

 

October ayey kooxda gali doontaa kuleyl marka ay booqato Stamford Bridge, sidoo kalana uu u xigo kulan ay la ciyaari doonto Everton.

Kulanka Manchester Derby waxaa lagu beegay maalinka 10-aad ee November, halka December ay la wada ciyaari doonto Liverpool iyo Arsenal.

DHAMAAN KULAMADA MAN UNITED:

August

11: Leicester City (h)

18: Brighton (a)

25: Tottenham (h)

 

September

1: Burnley (a)

15: Watford (a)

22: Wolves (h)

29: West Ham (a)

October

6: Newcastle (h)

20: Chelsea (a)

27: Everton (h)

November

3: Bournemouth (a)

10: Man City (a)

24: Crystal Palace (h)

December

1: Southampton (a)

4: Arsenal (h)

8: Fulham (h)

15: Liverpool (a)

22: Cardiff (a)

26: Huddersfield (h)

29: Bournemouth (h)

January

1: Newcastle (a)

12: Tottenham (a)

19: Brighton (h)

29: Burnley (h)

February

2: Leicester (a)

9: Fulham (a)

23: Liverpool (h)

26: Crystal Palace (a)

March

2: Southampton (h)

9: Arsenal (a)

16: Man City (h)

30: Watford (h)

April

6: Wolves (a)

13: West Ham (h)

20: Everton (a)

27: Chelsea (h)

May

4: Huddersfield (a)

12: Cardiff (h)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip