Didier Deschamps oo shaaca ka qaaday inuu kusoo bilaaban karo Paul Pogba kulanka furitanka ee France ciyaari doonto

0
Monday June 11, 2018 - 22:33:38 in Wararka by
  • Visits: 507
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Didier Deschamps oo shaaca ka qaaday inuu kusoo bilaaban karo Paul Pogba kulanka furitanka ee France ciyaari doonto

    Xiddiga united ayaa lala xeriirinayaa inuu ka dhaqaaqo Old Trafford balse waxaa uu Deschamps France TV broadcaster Telefoot u sheegay in ay aad u badantahay inuu todobaadka soo aadan Pogba kusoo bilaaban doono.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiddiga united ayaa lala xeriirinayaa inuu ka dhaqaaqo Old Trafford balse waxaa uu Deschamps France TV broadcaster Telefoot u sheegay in ay aad u badantahay inuu todobaadka soo aadan Pogba kusoo bilaaban doono.

Waxaa uu warkiisa kusii daray "Pogba waa ku jawaabay filashadeyda sida aan rabaya”

"waan difaacay ka dib kulankii Italy Nice lagula ciyaaray, waa uu ka wnaagsanaa shalay kulankii USA ay la ciyaareen”

Didier Deschamps waxaa uu kalsooni buuxda ku qabaa sida ka muuqata inuu xiddigan booskiisa France lagu qabsan Karin madama uu bandhig wanaagsan uu soo bandhigay fasal ciyaareydkii lasoo dhaafay isla markaana kulamda saaxiibtinimo uu qaab wanaagsan xulkiisa u saaciday.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip