Faalladii Caalim: Koox yar oo alshabaab ah cabsi lagaqabo ayaan shacabka loo ciqaabin

0
Sunday June 10, 2018 - 20:59:56 in Wararka by
  • Visits: 702
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faalladii Caalim: Koox yar oo alshabaab ah cabsi lagaqabo ayaan shacabka loo ciqaabin

    Siyaasada dhaqaalaha lagu kobcinayo ee xukumada Raysal wasaare khayre waxay leedahay Waxaa waajib ah inaan soo aruurino Dakhliga canshuuraha goobkasta oo Ganacsato wax ku ganacsadaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasada dhaqaalaha lagu kobcinayo ee xukumada Raysal wasaare khayre waxay leedahay Waxaa waajib ah inaan soo aruurino Dakhliga canshuuraha goobkasta oo Ganacsato wax ku ganacsadaan

waxaa kale oo waajib inagu ah dadkaan Dakhliga ka qaadadney inaan wadooyinka ka xidhano si aan. Nabad Galyada u helaan

Madaxda xukumadayda ee kunool villa somalia iyo hotelada moqdisho qaarkood

Waxaan falanqeyn tayda farta ku fiiqayaa
Waa in wax la iska wadiiyaa dhibaatada dhaqaale ee ay leedahay wadooyinka oo la xiro

Ganacsade lagu ciqaabay yanuu wada marin sidee canshuur looga qaadi karaa? Waa in wax la iska waydiiyaa.

Nabad galyada caasimada moqdisho maaha wado la xiro ee nabad galyada waxaa lagu heli karaa Danbiilaha danbiga sameeyey oo la xiro.

Cadaalada oo lagu dhaqamo dadka oo hawsha nabad iyo xasilinta caasimada wax laga waydiiyo madaxda hotelada degan oo shacabka ku dhex noolaada oo ladega

Horumar iyo nabad xagay ka iman hadii dadkii shacabka ahaa lagu ciqaabo guryihiina jooga

Markii la dareemay in dhibaatada wadooyinka oo xiran bisha Rabaan dhamaad keedii oo ciid la isku diyaarinayo waxaa awood ku furay wadooyinka xiran Madaxweyne Farmaajo ayaa amaray in wadooyinka xiran si deg deg ah loo furo

Shacabka Muqdisho ayaa soo dhaweeyay amarka Madaxweynaha iyo furitaanka wadooyinkii xirnaa ee gobalka Banaadir.

Waa in la xal loo helaa siyaasada dhaqaalaha lagu hormarinayo iyo siyaasada nabad galyada lagu dhisikaro iyadoo shacabka oo laqu ciqaabin wadooyinka oo laga xirto.

Figradan anigaa ayaa iska leh waa sidaan u arko in nabad galyada caasimada moqdisho lagu horumari karo waan ka soo horjeedaa in koox yar oo alshabaaba in cabsi galaqabo umad dhan loo ciqaabo.

Danjire Mahamed Caalim

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip